Karavaani

Cunto soomaali

Buuggan oo ujeedediisu tahay in raashinka dhaqamiga ah ee soomaaliyeed loo xafido jiilka soo koraya, lana baro raashinkooda macaan. Markii aynu aragnay in dalka Finland tobankii sano ee ugu dambeeysay inay ku soo bateen dhallinyaro soomaaliyeed. Waxaan aad uga walwalsannahay raashiinka soomaliyeed oo dhaqan ahaan dalkan Finland ku sii yaraanaya.

Mulki Elmi
 

Cunto dhadhan wanaagsan
Cunto soomaali
Sambuusi
Canjeero
Muufo
Spagetti

 

Johar
SUOMEN KIELISET SIVUT
Somalialaisia ruokia
Palaute
sofia.molsa@fimnet.fi

 

Cunto soomaali
Cunto soomaali